Alfaatix Fadlan ku soo dhowow beejka Alfaatix, Waxaan rajeeynaynaa in aad wax uun ka faa'iidi doonto in.Allah

06/08/2026

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan Asxaapta Groupka,waxaa
📢 Xarunta Waxbarashada iyo Tababarada Al-Ibdaac waxay si sharaf iyo farxad leh kuugu casuumaysaa Seminaar Online oo gaar ah.

🧠 Mawduuca: Wax Soo Saarka Garaadka (Intellectual Product)

Haddii aad leedahay fikrado, hal-abuur, ama aqoon aad rabto inay noqdaan wax-soo-saar qiimo leh, seminaarkan adigaa loogu talagalay. Waxaad baran doontaa sida garaadkaaga loogu beddelo fursado, saameyn, iyo horumar waara.

📍 Goobta: Google Meeting
📅 Taariikhda: 13 August 2026
🕗 Waqtiga: 8:00 PM
🎓 Shahaadada Ka-Qaybgalka: $2

Ha noqon qof daawada guusha dadka kale. Noqo qof aqoontiisa u beddela hal-abuur, hal-abuurkiisana u beddela guul. Fursaddan ha seegin—iska diiwaangeli maanta, kana mid noqo dadka dhisaya mustaqbalkooda iyagoo adeegsanaya garaadkooda.

HADABA ISDIIWAANGRLI👇👇
https://forms.gle/FG78mCcvFrofuZcx8

Whatsapp Link👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/HzgLUBlytcrB1Fay2VOVak?s=cl&p=a&mlu=4

Hambalyo Ustad Sidow Haji Maye Ali  🎓👏Waxaan kuugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaartay waxbarashada Heerka labaad (Mast...
19/05/2026

Hambalyo Ustad Sidow Haji Maye Ali 🎓👏
Waxaan kuugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaartay waxbarashada Heerka labaad (Master degree ) ee Jamacadda Malik Sacud (King Saud University) Kulliyadda Cilmiga Maktabadaha (Digital Transformation in Libraries ) waa cilmi aad muhiim ugu ah wadanka,
Guul iyo horumar kale oo weyn ayaan kuu rajeynayaa mustaqbalka Insha Allah. 🙏🤝

Ramadan Kariim
23/02/2026

Ramadan Kariim

Adresse

Kenya
Kenya
368

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Alfaatix publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L’organisation

Envoyer un message à Alfaatix:

Raccourcis

Partager