Toronto Somali Legal Aid Centre-TSLAC

Toronto Somali Legal Aid Centre-TSLAC Ka saarida caqabaha luugada u dhexeeya dadka ku hadla af-Somaali iyo sharciga

Adeegyada Turjumka | Tageerada Xadgudubka Xuquuda | Aqoonta Sharciga

Si aad u heshid maclumaadka cusub oo saxsan oo ku saabsan doorashada federaalka soo socoto, khadka aad: elections.ca ama...
03/29/2025

Si aad u heshid maclumaadka cusub oo saxsan oo ku saabsan doorashada federaalka soo socoto, khadka aad: elections.ca ama nala xarlir: [email protected]. Meshaan gal si aad isu diiwaan geliso si aad u doorashada ku qayb geli kartid: https://ereg.elections.ca/en/ereg/index

بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ Waxaan nahay rasmi! Waxaan rajeyneynaa inaan soo bandhigno dhacdadayada bulshada...
10/16/2024

بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Waxaan nahay rasmi! Waxaan rajeyneynaa inaan soo bandhigno dhacdadayada bulshada ee ugu horreysa bisha soo socota, markaa hubi inaad na raacdo wixii ku soo kordha si aad u ogaato goorta. Hadda, u gudub bio keena in aad ka heshid agabyada iyo adeegyadayada jira. Had iyo jeer waxaa nala soo xiriiri karaa [email protected] haddii aad qabto su'aalo kale

We're official! We're looking forward to rolling out our first community event within the next month, so be sure to follow us for updates to know when. For now, head over to our bio where you can find some of our available resources and services. We can always be reached at [email protected] if you have any other questions

Address

Toronto, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toronto Somali Legal Aid Centre-TSLAC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Toronto Somali Legal Aid Centre-TSLAC:

Share