06/04/2025
π First Session Success!
We launched our Digital Bridges program with an amazing turnout of Somali and Afro-Caribbean seniors!
π Location: 13550 106 Ave, Surrey, BC
π Date: Saturday, May 31, 2025
π¬ Participants shared their digital needs β from WhatsApp to email β and got ready for upcoming hands-on training.
πΈ Enjoy tea, coffee, and community connection while learning new skills!
π΅π½π΄π½ Empowering seniors through technology.
π Funded by the Government of Canada through the New Horizons for Seniors Program π Goobta: 13550 106 Ave, Surrey, BC
π Taariikhda: Sabti, May 31, 2025
π¬ Ka qaybgalayaashu waxay la wadaageen baahiyahooda dhanka tignoolajiyada β sida WhatsApp, email, iyo amniga internet-ka.
πΈ Shaah, bun, iyo wada sheekeysi bulshada dhexdeeda!
π΅π½π΄π½ Kobcinta awoodda odayaasha ee tignoolajiyada.
π Waxaa maalgeliyay Dowladda Kanada iyada oo loo marayo New Horizons for Seniors Program
βΈ»
πΈπ΄
π Kulan Guul Ah!
Waxaan bilaawnay barnaamijkii ugu horreeyay ee Digital Bridges oo ay ka soo qaybgaleen odayaasha Soomaalida iyo Afro-Caribbean!