Hassan Osman

Hassan Osman I’m receiving positive thoughts and vibes from good friends.

25/08/2026

CMD Awards 2026!

Waxaan idinka soo salaamayaa caawa munaasabadda CMD Awards 2026, oo ka socota hadda  magaalada Schiedam, Holland.
21/08/2026

Waxaan idinka soo salaamayaa caawa munaasabadda CMD Awards 2026, oo ka socota hadda magaalada Schiedam, Holland.

18/08/2026

Waxaan ka qayb galay xafladda lagu xusay 20-guuradii aas-aaska Galmudug, taasoo si heer sare ah loogu qabtay dalka Belgium.

Waxay ahayd munaasabad qiimo iyo xusuus gaar ah leh, oo lagu xusay taariikhda, horumarka iyo midnimada shacabka Galmudug.

Hambalyo Galmudug.

Arsenal haddaadan  taageerin mute gal!
16/08/2026

Arsenal haddaadan taageerin mute gal!

HAMBALYO DHAMMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED!Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuley...
15/08/2026

HAMBALYO DHAMMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED!

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka dugsiga sare, gaar ahaan ardayda kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad galay.

🏆 Kaalinta 1aad: Maxamed Ciise Daahir
🥈 Kaalinta 2aad: Farxiyo Faarax Cumar
🥉 Kaalinta 3aad: Aamino Khaalid Cabdalla

15/08/2026

Jabuuti iyo Soomaaliya waa dalal walaalo ah.

13/08/2026

Omar Artan wuxuu muujiyay dhex-dhexaadin aad u heer sareysay oo si weyn loo amaanay ciyaartii 2026 UEFA Super Cup ee u dhexeysay Paris Saint-Germain iyo Aston Villa ee xalay ka dhacday Salzburg.

Hambalyo Omar Abdulkadir Artan

Fabrizio Romano
11/08/2026

Fabrizio Romano

🚨 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋: Somali referee Omar Artan will make 𝐇𝐈𝐒𝐓𝐎𝐑𝐘 tomorrow night at UEFA Super Cup after being denied entry to the US for the 2026 World Cup! 🏅🇸🇴

Artan becomes 𝐟𝐢𝐫𝐬𝐭 𝐧𝐨𝐧-𝐄𝐮𝐫𝐨𝐩𝐞𝐚𝐧 𝐫𝐞𝐟𝐞𝐫𝐞𝐞 to take charge of the Super Cup as Paris Saint-Germain face Aston Villa 🏆💥

10/08/2026

Hambalyo reer GALMUDUG!

Garsooraha sanadka 2025 ee CAF, Cumar Cartan, kadib markii uu garsooray finalka CECAFA Kagame Cup 2026 oo dhex maray Ray...
08/08/2026

Garsooraha sanadka 2025 ee CAF, Cumar Cartan, kadib markii uu garsooray finalka CECAFA Kagame Cup 2026 oo dhex maray Rayon Sports iyo Gor Mahia.

Adres

Antwerp

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hassan Osman nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen