17/09/2026
Dedaal dheer waxan ku guulaysan in codkayagu meel dheer gaadho balse Madaxwaeyna Somaliland isagu waajibkiisii wax wayn buu kaqabta Wuxuna u muujiyey beelaha wax laga waydiiyey hiil aan la qarinkarin waana ku amaanaynaa isaga iyo Madaxweyne Mustafa Cagjar balse kuuwii aykuhaboonayd waysugaysaa weriyaha waan xoojinaynaa xiriirka isaga iyo Jaaliyada